Posts

Tarikh

Meghan markle

Image
 On May 16, 2023, in York City. (Image courtesy of Getty Images)More According to their spokesman, Meghan Markle and Prince Harry were involved in a "nearly catastrophic" encounter with paparazzi on Tuesday night, bringing instant similarities to Princess Diana's murder in 1997. The car pursuit took place just after the Duchess of Sussex accepted an award in New York City. Doria Ragland, Meghan's mother, was also in the car. Several participants have spoken to the media. "Last night, the Duke and Duchess of Sussex, as well as Ms. Ragland, were involved in a near-fatal car chase with a ring of highly aggressive paparazzi." This two-hour-long pursuit resulted in many near-collisions with other automobiles on the road, pedestrians, and two [New York City

Photos

Image
Please subscribe My YouTube channel 🙏  https://youtube.com/@Wisdomistone?si=IvirgVlVJH_PYL8g  

Geela soomaalia

Image
  Xawaanka nasleyda ee lugu magacabo geelu  Geelu ( AF ENGLISH waxaa lugu dhahaa( camal) Af carabi waxaa lugu dhahaa Tarjumad waa Xawaan la dhaqdo oo tuur leh mid laba tuur leh oo afar naas leh iyo afar adin oo dher dher  Marka dalkana joogno geelu waxa u noo yahay mid ka mid ah Xawaanada aad loo dhaqdo  Qimaha geela waa mid aad u sareyo waxa una ka faida badan yahay qof geela dhaqda kan leh babuurta iyo guryaha magalada ku yaalo Nolasha geela waa mid adag oo dhib badan Waxa ayna ledahay daal iyo safar dheer  Gela badankiis waxaa ilaliyo dhalinta markaas soo ko reyso badanaa gabdhaha badanaa ma ilayliyaan( maracaan) Wadanmada aduunka Kalakaua hore kaga juro oo badanaa gela ku nool yahay  1: Wadanka JAAD waxaa ku nool 12 milyan oo neef geel  2: Wadanka soomaalia waxaa ku nool 12.5 malyan oo neef geel ah 3:  south Sudan waxaa ku nool 7.2 milayan oo neef geel ah  4 : wadanka muratania waxaa ku nool 5.2 malyan oo neef geel ah  5 Wadanka Niger waxaa ku nool 3.2 malyan oo neef geel ah 6: Wa

Fikir hodan ka noqo

Image
 'Fikir Oo Hodan Noqo' W/Q: Napoleon Hill W/T: Dr.Jaamac Sahal. Buugu wuxuu ka kooban yahay 300+ bog iyo 15 cutub, cutub kastaa wuxuu ka hadlayaa mawduuc gooniya, waa buug aad u cajiib badan oo ku baraya sidii aad naftaada u horumarin lahayd, waa buug carinaya awoodaada gudaha soona saaraya xaqiiqooyin badan oo aanad naftaada ka ogayn, waa fursad qofwalba oo raba inuu noloshiisa dhanka wanaagsan u badalo. Buuga waxa ku qoran qisooyin cajiib leh oo laga qorey dad guulaystay oo gaadhay wixii ay rabeen. Waa buug ku baraya sidii aad naftaada u hormarin lahayd. Waloow magacu uu muujinayo sida hodannimo loo samaysto, in badan ayaa qoraagu xoogga saarayaa oo uu buugga kaga hadli sida hodan loo noqdo oo dhaqaale loo abuurto balse in badan oo kale hodannimada kuma soo koobayo dhaqaalaha oo kali ah, balse sidii qofku uu dhinac walba oo nolosha ah hodan uga noqon lahaa ayaa uu ku bari. Waa mid ka mid ah buugagta loogu akhriska badanyahay illaa iyo hadda. iibkiisu waxa uu gaaray in ka bada

Marabtaa hormar

Image
 

Sheko qosal badan

Image
 QOSOLKA MAANTA Xaaskiisa ayaa waxay baartay telkiisa,  waxay ku aragty sadex magac oo waali ah oo kala ah. Boqoradeeyda,qalbigeyga iyo Nolosheeyda... Aad ayay u xanaaqday xaaskii. waxayna wacday telkii koobad waxa uuna noqday hooyadiisa,Telkii labaad ayay wacday waxay noqotay walaashii, kan sadexaadna waxa uu noqday isla telefoonkeeda.Intaas kadib xaaskii ayaa go'aansatay inay mag-dhaw ahaan u siiso ninkeeda lacag badan maadama ay wax xun ka filatay ninkeeda.. Sidoo kale hooyadiisa iyo walaashisa ayaa sheekadii maqlay oo waxay usoo iibiyeen xaaskii dahabkoodii. Ninkii odayga ahaa suuqa ayuu aaday dahab ayuu kusoo gaday laca gtii dhamayd. waxa uuna siiyay xaaskiisa labaad taaaso mobile-kiisa ugu save-garaysnayd ‘Khaalid Ninka korontada’😂😂😂.

FACTS ABOUT MOURINHO

Image
 Soccer is my life!                FACTS ABOUT MOURINHO Chelsea hadn't won the Premier League for 50 years  Jose Mourinho won it with Chelsea. Inter Milan had not won the Champions League for 45 years Jose Mourinho won it with Inter. Real Madrid hadn't won the King's Cup in 22 years Jose Mourinho won it with Real Madrid. Manchester United had not won a European Cup for 9 years Jose Mourinho has won the Europa League with Manchester.   Roma had never won a European Cup in their history Jose Mourinho has won the Conference League. 5 European Finals., 5 wins. First coach in history to win all European Cups. First coach in history to win a European trophy with 4 different clubs " He is ‘THE SPECIAL ONE’ OdiBetsSoccer is my life!                FACTS ABOUT MOURINHO Chelsea hadn't won the Premier League for 50 years  Jose Mourinho won it with Chelsea. Inter Milan had not won the Champions League for 45 years Jose Mourinho won it with Inter. Real Madrid hadn't won the