Fikir hodan ka noqo



 'Fikir Oo Hodan Noqo'

W/Q: Napoleon Hill

W/T: Dr.Jaamac Sahal.


Buugu wuxuu ka kooban yahay 300+ bog iyo 15 cutub, cutub kastaa wuxuu ka hadlayaa mawduuc gooniya, waa buug aad u cajiib badan oo ku baraya sidii aad naftaada u horumarin lahayd, waa buug carinaya awoodaada gudaha soona saaraya xaqiiqooyin badan oo aanad naftaada ka ogayn, waa fursad qofwalba oo raba inuu noloshiisa dhanka wanaagsan u badalo. Buuga waxa ku qoran qisooyin cajiib leh oo laga qorey

dad guulaystay oo gaadhay wixii ay rabeen.


Waa buug ku baraya sidii aad naftaada u hormarin lahayd. Waloow magacu uu muujinayo sida hodannimo loo samaysto, in badan ayaa qoraagu xoogga saarayaa oo uu buugga kaga hadli sida hodan loo noqdo oo dhaqaale loo abuurto balse in badan oo kale hodannimada kuma soo koobayo dhaqaalaha oo kali ah, balse sidii qofku uu dhinac walba oo nolosha ah hodan uga noqon lahaa ayaa uu ku bari. Waa mid ka mid ah buugagta loogu akhriska badanyahay illaa iyo hadda. iibkiisu waxa uu gaaray in ka badan boqolaal malyan.


kaydbooks kala soo dag link telegram 

https://t.me/kaydbooks

Comments

Popular posts from this blog

MAKING MONEY

SOME SOCIAL RULES