Geela soomaalia

 


Xawaanka nasleyda ee lugu magacabo geelu 

Geelu ( AF ENGLISH waxaa lugu dhahaa( camal)

Af carabi waxaa lugu dhahaa Tarjumad waa Xawaan la dhaqdo oo tuur leh mid laba tuur leh oo afar naas leh iyo afar adin oo dher dher 

Marka dalkana joogno geelu waxa u noo yahay mid ka mid ah Xawaanada aad loo dhaqdo 

Qimaha geela waa mid aad u sareyo waxa una ka faida badan yahay qof geela dhaqda kan leh babuurta iyo guryaha magalada ku yaalo

Nolasha geela waa mid adag oo dhib badan

Waxa ayna ledahay daal iyo safar dheer 

Gela badankiis waxaa ilaliyo dhalinta markaas soo ko reyso badanaa gabdhaha badanaa ma ilayliyaan( maracaan)

Wadanmada aduunka Kalakaua hore kaga juro oo badanaa gela ku nool yahay 

1: Wadanka JAAD waxaa ku nool 12 milyan oo neef geel 

2: Wadanka soomaalia waxaa ku nool 12.5 malyan oo neef geel ah

3:  south Sudan waxaa ku nool 7.2 milayan oo neef geel ah 

4 : wadanka muratania waxaa ku nool 5.2 malyan oo neef geel ah 

5 Wadanka Niger waxaa ku nool 3.2 malyan oo neef geel ah

6: Wadanka Ethiopia waxaa ku nool 2.2 malyan oo neef geel ah

7: Wadanka Australia waxaa ku nool 1.2 malyan oo neef geel ah

Note hadaa maqasho qumiyada ugu gaban ee leh geel waa qomiyada la yiraahdo soomaalida

Oo ku kala nool 4 dal oo kala ah

1 soomaalia 

2 Kenya 

3 jabuuti

4 Ethiopia 

Thanks for your reading 

Waad ku mahad santahay aqarin today

Next page 👇

Comments

Popular posts from this blog

MAKING MONEY

SOME SOCIAL RULES