FAIDADA BIYA CABIDA

 


BIYO CABDA.


11 galaas oo biyo ah maalintii.
1 galaas oo biyo ah habeenkii.

Tusaale.
1. Laba sacadood oo kasta ka dib hal koob oo biya cab.
2. Cunto kasta oo aad cunto gadasheed hal saac ka dib hal koob oo biya cab.
3. Saalad kasta gadasheed hal koob oo biya cab.

Tusalooyinkani waa kuwo aan isleenay bulshada ugu fudude biyo cabida Marka qofba tusaalaha u fudud ayuu adeegsan kara, balse iyago dhan qofku hal mar ma wada adeegsan karo.

Hal mar ha cabin garaafe biyo ah ama jeeg biyo ah waxay kugu keeni karaan dhibaato caafimaad sida dawaakhad, wareer, balaadh baraysharkaga oo hoos u dhaca, matag, lalabo.

والعلم عند الله.

W/Q: ABDULLAHI ABDI

Comments

Popular posts from this blog

MAKING MONEY

SOME SOCIAL RULES