Posts

Showing posts with the label CAFIMAAD

Sheko qosal badan

Image
 QOSOLKA MAANTA Xaaskiisa ayaa waxay baartay telkiisa,  waxay ku aragty sadex magac oo waali ah oo kala ah. Boqoradeeyda,qalbigeyga iyo Nolosheeyda... Aad ayay u xanaaqday xaaskii. waxayna wacday telkii koobad waxa uuna noqday hooyadiisa,Telkii labaad ayay wacday waxay noqotay walaashii, kan sadexaadna waxa uu noqday isla telefoonkeeda.Intaas kadib xaaskii ayaa go'aansatay inay mag-dhaw ahaan u siiso ninkeeda lacag badan maadama ay wax xun ka filatay ninkeeda.. Sidoo kale hooyadiisa iyo walaashisa ayaa sheekadii maqlay oo waxay usoo iibiyeen xaaskii dahabkoodii. Ninkii odayga ahaa suuqa ayuu aaday dahab ayuu kusoo gaday laca gtii dhamayd. waxa uuna siiyay xaaskiisa labaad taaaso mobile-kiisa ugu save-garaysnayd ‘Khaalid Ninka korontada’😂😂😂.

FIVE MOVIES WILL HELP YOU

Image
These days in the world something has become a language and the most important language is English Learning English is now easy, it only requires effort and persistence. I will put the names of the movies here I hope you will be kind to me as I am new here 1: 2 http://ITSS23.BLOGSPOT.COM

Waa maxay cafimaad

Image
 HEALTH What is the Health  (waa maxa caafimaad)?  Health is a state of mental physical and social well being (WHO). Taas oo macnaheedu yahay qofku waa inuu ahaadaa mid  u caafimaadqaba maskax ahaan jir ahaan iyo bulsho  ahaan. How to Maintain the Health Caafimaadka waxaa lagu dhoowri karaa iyadoo  lasameeyo qodoba soo socda: 1. cunto dheelis tiran (Blance diet) 2. hurdo kugu filan (Enough sleep). 3. jimicsi (Exercise) 4. in balwada lajoojiyo (Limite the smook) 5. in gogol dhaafka lajoojiyo (One partiner).