Sheko qosal badan

 QOSOLKA MAANTA


Xaaskiisa ayaa waxay baartay telkiisa,  waxay ku aragty sadex magac oo waali ah oo kala ah. Boqoradeeyda,qalbigeyga iyo Nolosheeyda... Aad ayay u xanaaqday xaaskii. waxayna wacday telkii koobad waxa uuna noqday hooyadiisa,Telkii labaad ayay wacday waxay noqotay walaashii, kan sadexaadna waxa uu noqday isla telefoonkeeda.Intaas kadib xaaskii ayaa go'aansatay inay mag-dhaw ahaan u siiso ninkeeda lacag badan maadama ay wax xun ka filatay ninkeeda.. Sidoo kale hooyadiisa iyo walaashisa ayaa sheekadii maqlay oo waxay usoo iibiyeen xaaskii dahabkoodii. Ninkii odayga ahaa suuqa ayuu aaday dahab ayuu kusoo gaday laca


gtii dhamayd. waxa uuna siiyay xaaskiisa labaad taaaso mobile-kiisa ugu save-garaysnayd ‘Khaalid Ninka korontada’😂😂😂.

Comments

Popular posts from this blog

MAKING MONEY

SOME SOCIAL RULES