Posts

Showing posts from January, 2023

Aljeriya.algeria

Image
 Algeria  Algeria 🇩🇿  Algeria wax at ku talaa waqoyiga Africa  Casimadedana waa Algiers wax ayna ku talaa  Waqooyiga xeebta dalka  Algeria waa waddanka 10 aad ee ugu weyn aduunka  Iyo Kan koowaad ee Africa  Xadudada ha Algeria ayaa ayaa xadud laleh waqooyi_bare ee Tunisia  Dhinaca bariga liibiya  Dhinaca Galbed Morocco  Dhinaca koonfur ee u dhaxeeya galbedka saharaha Iyo Marotania iyo Mali Iyo koonfurta bari ee Niger  Wax ka baro Algeria  Maxey ku Tiisan tahay Algeria  Algeria dhaqalaheda wax uu ku tiirsan yahay  Shidaalka . Wax uu xubin firircoon ka ahaa Shirkada lugu magabo OPTEC tan iyo 1969 HYDROCARBONS ayaa waqti dheer laf dhabar u ah  Daqliga dalka. taas oo qiyaastii 65% misaniyada dalka  30 ee misaniyada iyo ka badan 96% daqliga dhoofinta  Algeria wax ay ledahay keyd fara badan oo ku filan qorada oo Marka loo me ldhiga aduunka wax ay ugu jurtaa wadanka 10 aad  Ee ugu keydka badan aduunka Luqada wadanka logu hadlo waa carabi  Dadka ugu badan waa Islam 98.2 Inta soo hartay waa k

Waa maxay cafimaad

Image
 HEALTH What is the Health  (waa maxa caafimaad)?  Health is a state of mental physical and social well being (WHO). Taas oo macnaheedu yahay qofku waa inuu ahaadaa mid  u caafimaadqaba maskax ahaan jir ahaan iyo bulsho  ahaan. How to Maintain the Health Caafimaadka waxaa lagu dhoowri karaa iyadoo  lasameeyo qodoba soo socda: 1. cunto dheelis tiran (Blance diet) 2. hurdo kugu filan (Enough sleep). 3. jimicsi (Exercise) 4. in balwada lajoojiyo (Limite the smook) 5. in gogol dhaafka lajoojiyo (One partiner).

SOME SOCIAL RULES

Image
 SOME SOCIAL RULES THAT MAY HELP YOU: 1. Dress well no matter what the occasion. 2. Always carry cash. 3. Always get up when you're sitting and someone come to greet you. 4. Always comment on good things don't keep in heart. 5. If the phone is on the speaker inform. 6. Chat to anyone who is sitting alone at a party or in a group. 7. If feasible, avoid the plan to go outdoor if you have a runny nose. 8. Do not swipe left or right if individual shows you a photo on their phone. 9. Wave your hand rather than calling his or her name if someone is far or on phone or earphones plugged in. 10.Offer a glass of water to the delivery man. 11. People know the worth. If successful wear shirt of 300 it seems 3000 and if unsuccessful wear 3000 it seems 300. Don’t show off. 12. When anyone gets shouted at don’t look at them. It’s more awkward. 13. Always open the door for the person coming behind you. Doesn’t matter if it is a guy or a girl. 14. Stop being late, it’s irritating. 15. When some

FAIDADA BIYA CABIDA

Image
  BIYO CABDA. 11 galaas oo biyo ah maalintii. 1 galaas oo biyo ah habeenkii. Tusaale. 1. Laba sacadood oo kasta ka dib hal koob oo biya cab. 2. Cunto kasta oo aad cunto gadasheed hal saac ka dib hal koob oo biya cab. 3. Saalad kasta gadasheed hal koob oo biya cab. Tusalooyinkani waa kuwo aan isleenay bulshada ugu fudude biyo cabida Marka qofba tusaalaha u fudud ayuu adeegsan kara, balse iyago dhan qofku hal mar ma wada adeegsan karo. Hal mar ha cabin garaafe biyo ah ama jeeg biyo ah waxay kugu keeni karaan dhibaato caafimaad sida dawaakhad, wareer, balaadh baraysharkaga oo hoos u dhaca, matag, lalabo. والعلم عند الله. W/Q: ABDULLAHI ABDI