Aljeriya.algeria
Algeria
Algeria 🇩🇿
Algeria wax at ku talaa waqoyiga Africa
Casimadedana waa Algiers wax ayna ku talaa
Waqooyiga xeebta dalka
Algeria waa waddanka 10 aad ee ugu weyn aduunka
Iyo Kan koowaad ee Africa
Xadudada ha
Algeria ayaa ayaa xadud laleh waqooyi_bare ee Tunisia
Dhinaca bariga liibiya
Dhinaca Galbed Morocco
Dhinaca koonfur ee u dhaxeeya galbedka saharaha
Iyo Marotania iyo Mali Iyo koonfurta bari ee Niger
Wax ka baro Algeria
Maxey ku Tiisan tahay Algeria
Algeria dhaqalaheda wax uu ku tiirsan yahay
Shidaalka . Wax uu xubin firircoon ka ahaa
Shirkada lugu magabo OPTEC tan iyo 1969
HYDROCARBONS ayaa waqti dheer laf dhabar u ah
Daqliga dalka. taas oo qiyaastii 65% misaniyada dalka
30 ee misaniyada iyo ka badan 96% daqliga dhoofinta
Algeria wax ay ledahay keyd fara badan oo ku filan qorada oo
Marka loo me ldhiga aduunka wax ay ugu jurtaa wadanka 10 aad
Ee ugu keydka badan aduunka
Luqada wadanka logu hadlo waa carabi
Dadka ugu badan waa Islam 98.2
Inta soo hartay waa kuwa dima kale haysto
Waw m.a Dr
ReplyDelete