Posts

Showing posts from March, 2023

Photos

Image
Please subscribe My YouTube channel 🙏  https://youtube.com/@Wisdomistone?si=IvirgVlVJH_PYL8g  

Geela soomaalia

Image
  Xawaanka nasleyda ee lugu magacabo geelu  Geelu ( AF ENGLISH waxaa lugu dhahaa( camal) Af carabi waxaa lugu dhahaa Tarjumad waa Xawaan la dhaqdo oo tuur leh mid laba tuur leh oo afar naas leh iyo afar adin oo dher dher  Marka dalkana joogno geelu waxa u noo yahay mid ka mid ah Xawaanada aad loo dhaqdo  Qimaha geela waa mid aad u sareyo waxa una ka faida badan yahay qof geela dhaqda kan leh babuurta iyo guryaha magalada ku yaalo Nolasha geela waa mid adag oo dhib badan Waxa ayna ledahay daal iyo safar dheer  Gela badankiis waxaa ilaliyo dhalinta markaas soo ko reyso badanaa gabdhaha badanaa ma ilayliyaan( maracaan) Wadanmada aduunka Kalakaua hore kaga juro oo badanaa gela ku nool yahay  1: Wadanka JAAD waxaa ku nool 12 milyan oo neef geel  2: Wadanka soomaalia waxaa ku nool 12.5 malyan oo neef geel ah 3:  south Sudan waxaa ku nool 7.2 milayan oo neef geel ah  4 : wadanka muratania waxaa ku nool 5.2 malyan oo neef geel ah  5 Wadanka Niger waxaa ku nool 3.2 malyan oo neef geel ah 6: Wa